Wednesday, November 26, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 12:50

Ku saabsan VOA

Idaacadda Voice of America (VOA) waxay markii ugu horreysay hawada soo gashay sanadkii 1942-dii, waana idaacad caalami ah, oo aalado kala duwan u isticmaasha tabinta wararka. VOA waxaa maal-galisa dowladda Mareykanka, iyadoo usoo mareysa Golaha Warbaahinta. VOA-du waxay toddobaad walba baahisaa ku dhawaad 15,000 oo saacadood oo isugu jira warar, warbixinno, barnaamijyo aqooneed iyo kuwa dhaqamaeed. Dad lagu qiyaasay 125 milyan oo qof oo dacallada caalamka ku kala nool ayaa qubanahaas la socda.

 

Taleefonnada VOA laga dhageysan karo:


 

Canada: (1) 832 551 5052  UK:  (44) 203 519 3010

Norway:  (47) 219 532 02     Sweden: (46) 852 509 900