Ergada Ansixinta dastuurka ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay dastuurka cusub. Dhinaca kale laba qof ayaa isku qarxiyay goobta ansixinta dastuurka. Faahfaahin
Somaliland ayaa soo dhaweysay ansixinta dastuurka, iyadoo dhinaca kalena wel-wel ka muujisay qoddoba ku jira dastuurka oo ka hadlaya xuduudooda. Faahfaahin
Sheekh Bashiir Salaad, madaxda hay'adda ayaa sheegay in dastuurka la ansixiyay uu khaladaad ku jiro isla markaana ay ka soo horjeedaan. Faahfaahin