Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa goor dhowayd ka hadlay masiibada ka dhacday gobolka Oklahoma halkaasoo ay ku dhinteen ugu 24 qof, kadib dabaylo ku dhuftay magaalada Moore oo u dhow Oklahoma City.