Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaaladda Qaxootiga Yemen ee Somaliland


Qaxootiga ka imanayaYemen
Qaxootiga ka imanayaYemen

Xaaladda qaxootiga ka yimid dalka Yemen ee ku sugan Somaliland ayaa ah mid deggan xilligan sannad kadib markii ay kasoo carareen dalkoodii colaaddii halkaasi ka dhacday darteed.

Sannadkii lasoo dhaafay dad gaadhaya 176,000 qof oo kasoo cararay Yemen ayaa soo gaadhay Geeska Afrika sida ay sheegtay hay’adda qaxootiga ee Qaramada Midoobay.

Qaar badan oo ka mid ah waa dad Afrikaan ah oo dib ugu so laabanaya dalalkoda hase yeeshee ilaa 26 kun oo qof ayaa u dhashay dalka Yemen. Jill Craig ayaa warbixintan kasoo dirtay Hargaysa, waa kan Cumar Xasan.

Warbixinta hoos ka dhagayso

Qaxootiga Yemen
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:05 0:00

XS
SM
MD
LG