Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaaladda Soomaalida Suuriya ku Nool


Dagaalada ka socda dalka Suuriya ayaa aad u sii xoogeystay maalmihii la soo dhaafay. Goobjoogayaasha ayaa ku soo waramaya in dagaalka uu si daran uga socday magaalada ugu balaaran dalka Suuriya ee la yirahdo, Aleppo, waxaana dagaalkaasi bar bar cocda isku dhacyo iyo duqeyn laga maqalayo caasimadda Dimishiq.

Dhinaca kale qaar ka mid ah Somalida ku nool dalka Suuriya ayaa wer wer ka muujinaya colaada

Warbixin colaadda Suuriya iyo Somalida ku nool ku saabsan halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG