Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Wasiirka Arrimaha Dibedda DF


Cabdisalaam Hadliye, wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya. (File Photo)
Cabdisalaam Hadliye, wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya. (File Photo)

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cumar Hadliye oo maanta ka dhoofay magaalada London, ayaa wareysi uu arrimo badan kaga hadlay siiyey idaacadda VOA-da.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cumar Hadliye oo maanta ka dhoofay magaalada London, ayaa wareysi uu arrimo badan kaga hadlay siiyey idaacadda VOA-da.

Wareysiga, ayuu wasiirku kaga hadlay arrimo ay ka mid yihiin khilaafka u dhexeeya mudanayaasha baarlamanka ee ka dhashay mooshinka laga gudbiyey madaxweyne Xasan Sheekh.

Hadliye, waxa uu sidoo kale VOA-da uga warramay arrimaha dhalinyarada Soomaaliyeed ee tahriibaya iyo waxa laga filan karo dawladda Soomaaliya ka hor sanadka 2016-ka.

Wariyaha VOA ee London Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa marka hore waydiiyay ujeedka socdaalka uu ku yimid London?

Wareysi: Hadliye
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:40 0:00

XS
SM
MD
LG