Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Oday U Tahriibay Talyaaniga


Muhaajiriin u taagan in la diiwaangeliyo
Muhaajiriin u taagan in la diiwaangeliyo

Dalka Talaaniga waxaa Sabtidii la soo gaarsiiyay in ka badan 140 qof oo Muhaajiriin Soomaali u badan ah, kuwaasi oo dooni ka soo raacay xeebaha Masar.

Dadkan oo Masar ka soo raacay dooni ay wadeen bad maaxiyiin Masaari ah ayaa muddo 8 cisho ah badda ku soo jiray, waxaana badweynta markii da,be ka soo bad-baadiyay markab ay leeyihiin Midowga Yurub.

Dadkaasi waxaa ku jira oday Soomaaliyeed oo ka mid ahaa Dadka Masar ka soo tahriibay ee Talyaaniga soo galay, kaasi oo ujeedkiisa uu yahay inuu usii gudbo dalalka kale ee Yurub.

Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Xuseen ayaa odaygaas kula kulmay magaalada Milan, waxaana odaygan oo codsaday inaan magaciisa la sheegin uu ka hadlayaa safarkiisii Qaahira ilaa Talaaniga, iyo wixii uu kala kulmay Talyaaniga.

Wareysi la xiriira tahriibka
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:02 0:00

XS
SM
MD
LG