Sunday, May 19, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 08:13

War

Warbixnta Guddiga QM ee Dabagalka Cunaqateynta Somalia iyo Eritrea

Warbixinta guddiga waxaa ka mid ah hanti la lunsaday, guuldarooyinka al-shabaab, musuqmaasuqa baasaboorada, burcad-badeedda iyo afduubka iyo qodobo kale.

Qiyaasta qoraalka - +

Guddiga QM ee dabagalka cunaqateynta Somalia iyo Eritrea ayaa soo saaray warbixin dheer oo ka hadlaysa dhinacyo badan. Haddaba Qeybta hoose ka dhageyso qeybaha kale duwan ee warbixinta iyo waliba wareysiyo VOA la yeelatay dadka ay warbixintu khuseyso.

Madashan waa la xiray
faallooyinka
     
Qeybtan faallo kuma jirto. Adigu bilow inaad faallo halkan ku qortid