Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Qal-Qulka Qaxootiga ee Yurub


Qaxooti yimid magaalada Vienna, Austria, Sept. 6, 2015.
Qaxooti yimid magaalada Vienna, Austria, Sept. 6, 2015.

Hay'adaha xuquuqul insaanka ayaa ku baaqaya in yurub aanay xuduudaha ka xiran qaxootiga kasoo cararay dagaallada iyo colaadaha dalka Syria.

Waxaa wali qaaradda Yurub ku qulqulaya qaxootiga iyo tahriibayaasha ka imanaya dalal ay Syria kamid tahay.

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa dalka Jarmalka gaaray kumanaan qaxooti ah oo ku xayirnaa dalka Hungary kadib markii loo fasaxay in ay u gudbaan dalka Austria si ay Jarmalka u tagaan.

Hay'adaha xuquuqul insaanka ayaa ku baaqaya in yurub aanay xuduudaha ka xiran qaxootiga kasoo cararay dagaallada iyo colaadaha dalka Syria.

Madaxda qaaradda Yurub ayaa iyaguna wali ku jahwareersan sida loo maaraynayo xaaladdan. Waxaa warbixin arrintan ku saabsan London kasoo diray Ridwaan Xaaji Cabdwali.

Warbixinta: Ridwaan Xaaji
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:08 0:00

XS
SM
MD
LG