Monday, May 20, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 10:24

War

VOA oo Wareysi la Yeelatay Farmaajo

Maqal iyo Muuqaal

Codadka
Qiyaasta qoraalka - +
Abdirahman Yabarow

Ra'iisal Wasaarihii hore ee DKMG Max’ed C/llaahi Farmaajo wuxuu wareysigan uga hadlayaa heshiiska la sheegay inuu dhexmaray dowladda KMG iyo shirkadda Halliday Finch, xilliga kala guurka, dastuurka iyo khilaafka baarlamaanka Soomaaliya.

Wareysiga oo buuxa qeybta kore ka daawo/dhageyso.

Madashan waa la xiray
faallooyinka
     
Qeybtan faallo kuma jirto. Adigu bilow inaad faallo halkan ku qortid