Wednesday, June 19, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 17:13

War

VOA oo Shahaado Sharaf La siiyay

Qiyaasta qoraalka - +
Ibrahim Xassan Dandurey

Xaflad ka dhacday magaalada Toronto ee dalka Kanada oo ay qababqaabadeeda lahaayeen Aqoonyano somaliyeed oo matalayay Bulsho weynta magaalada Toronto, ayaa shahaado sharaf lagu siiyay Madaxa Laanta Afka Somaliga ee Idaacadan VOA Cabdiraxman Yabarow.

Shahaadadaasi oo ku saabsaneyd adeegga ay laanta Afka Somaliga  u heyso Bulshada ayaa waxaa ku saxiixnaa, Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka ee gobolka Ontario.

Xafladan oo aheyd mid si weyn loo soo abaabulay ayaa dadkii ka qeybgalay waxaa ka mid ahaa wariyaha VOAda Ibrahim Xassan Dandurey oo warbixintan inooga soo diray.

Madashan waa la xiray
faallooyinka
     
Qeybtan faallo kuma jirto. Adigu bilow inaad faallo halkan ku qortid

Dhalinyarada & Tahriibka

video platformvideo managementvideo solutionsvideo player
Waa Kulan VOA ay ku Qabatay Hargeysa.