Isku xirrada

War Deg-Deg ah

VOA oo Madaxweyne Faroole Wareysatay


VOA oo Madaxweyne Faroole Wareysatay
VOA oo Madaxweyne Faroole Wareysatay

Madaxweynaha Puntland oo booqasho ku joogay dalka Djibouti ayaa VOA uga waramay shiidaalka Puntland, dagaalka Buuhoodle, iyo qodobo kale

Madaxweynaha Puntland oo booqasho ku joogay dalka Djibouti ayaa VOA uga waramay shiidaalka Puntland, dagaalka Buuhoodle, iyo qodobo kale.

Madaxweyne Faroole ayaa sheegay inuu kasoo horjeedo dagaallo ka dhaca deegaanka oo barakac cusub abuura. Wax kale oo uu sheegay in kheyraadka la filayo la wada qeybsan doono, sida siyaasadda iyo cashuurahaba Soomaali oo dhami u wada qeybsan doonto.

Wareysiga oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG