Monday, November 24, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 10:58

War

Soomaali lagu Dilay South Africa

Laba qof oo ganacsato Soomaali ah ayaa xalay lagu dilay gobolka Eastern Cape ee dalka Koonfur Afrika.

Soomaali lagu Dilay South Africa
Soomaali lagu Dilay South Africa

Dilal iyo boob ka dhan ah ganacsatada Soomaalida ee dalka koonfur Afrika ayaa halkaa si daba joog ah todobaadyadii u dambeeyay ka socday. Xalay ayaa u dambeysay oo laba Soomaali ah lagu dilay laba magaalo oo ka tirsan gobolka Eastern Cape.

Cali Cabdi Cumar oo ka mid ah dadkii xalay la dilay waxaa lagu waday inuu maanta ka qeybgalo dhageysi maxkamadeed, si uu uga marqaati furo gacan ku dhiiglayaal horey Soomaali dil ugu geystay, sidaasi darteed ayaa loo maleynayaa in dilkiisu uu qorsheysnaa, waxaana arrintaas VOA-da u xaqiijiyay  guddoomiyaha jaaliyadda Soomaalida ee gobolka Eastern Cape ee dalka Koonfur Afrika Cabdiraxmaan Yuusuf Axmed Raabi.

Madashan waa la xiray
faallooyinka
     
Qeybtan faallo kuma jirto. Noqo qofka ugu horreeya ee halkan faallo ku qora

Qubanaha VOA

  • Idaacadda Subaxnimo
    30 min

    Idaacadda Subaxnimo

    Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii...

  • Idaacadda Habeenimo
    60 min

    Idaacadda Habeenimo

    Idaacadda habeenimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey...

  • Idaacadda Fiidnimo
    60 min

    Idaacadda Fiidnimo

    Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey...

  • Idaacadda Galabnimo
    60 min

    Idaacadda Galabnimo

    Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka,...