Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliand: Cayaar Isku Rogtay Rabshado


Boorama
Boorama

Hal qof ayaa dhintay ka dib markii buuq uu ka dhashay ciyaar ka mid ah tartanka ciyaaraha gobollada Somaliland ee ka socda magaalada Boorama ee gobolka Awdal.

Qofka dhintay oo ahaa wiil dhalinyaro ah ayaa geeriyooday kadib markii ay shalay haleeshay rasaas ay ciidamadu ku kala eryayeen dadweynaha.

Dhinaca kale, Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay dhacdadan iyo dad loo qabtay weerarkii lagu qaaday guriga guddoomiyaha gobolka Awdal ee magaalada Boorama.

Weriyaha VOA Barkhad Kaariye ayaa arrimaaasi ka waraystay Wasiir-ku-xigeenka arrimaha gudaha Axmed Faarax Cadarre, ugu horrayna waxa uu waydiiyay natiijada hawlgal ay xukuumad ahaan ku daba joogeen ciddii falkaa geysatay.

Rabshado ka dhashtay Cayaar
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:48 0:00

XS
SM
MD
LG