Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirkadaha Isgaarsiinta oo Khadadka Isku Furay


Isgaarsiin
Isgaarsiin

Shirkadaha Isgaarsiinta ee kala ah Hormuud Telcom, Somtel iyo NationLink ayaa gaaray heshiis taariikhi ah oo la xiriira in la isku furo khadadka telefoonada ee shirkadaha si ay macaamiisha ugu sahlanaato inay isku wacana qiimo jaban iyo inay ka maarmaan in shrikad walba ay telefoon ka haystaan.

Tallaabadan ayey si aad ah usoo dhoweeyeen macaamiisha shirkdaha.

Haddaba faahfaahinta heshiiskan ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay Madaxa Guddiga Isku Xirka Shirkadaha Isgaarsiinta Cabdulqaadir Xasan Axmed.

Waraysiga hoos ka dhagayso

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:09:32 0:00

XS
SM
MD
LG