Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dawladda Soomaaliya oo La Wareegtay Zakariye Ismaaciil


Somalia
Somalia

Dawladda Soomaaliya ayuu gacanteeda soo galay Zakariye Ismaaciil Xirsi oo ka mid ahaa saraakiisha ururka al-Shabab oo maalintii Sabtidii lagu qabtay magaalada Ceel Waaq.

Zakariye ayaa shalay ay gacan ku hayntiisa la wareegtay dawladda Kenya agagaarka magaalada Wajeer.

Zakariye ayaa haatan loo soo waday magaalada Muqdishu, balse waxaa maanta loo soo duuliyey magaalada Muqdishu halkaasi oo goor dhowayd laga dejiyey garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde.

Warar lagu kalsoon yahay ayaa VOA u sheegay in Zakariye ay soo galbiyeen xubno ka tirsan ciidamada nabad sugidda ee Soomaaliya ee NISA.

XS
SM
MD
LG