Wednesday, June 19, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 00:24

War / Soomaaliya

VOA oo Dood u qabatay Musharrixiinta

Siyaasadda SoomaaliyaSiyaasadda Soomaaliya
x
Siyaasadda Soomaaliya
Siyaasadda Soomaaliya
Qiyaasta qoraalka - +
Qaar ma kid ah musharrixiinta xilka madaxweynenimo iyo waliba baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka qeybgalay dood ay u qabatay idaacadda VOA laanta Afka Soomaaliga.

Doodda waxaa ka qyabgalay Ra'iisul Wasaarihii hore ee dowladda Waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Danjire Cabdullaahi Axmed Caddow iyo Dr. Cabdiraxman Macalin Cabdullahi (Dr. Baadiyow) oo lagu xasuusto doorkii uu ku lahaa horumarka tacliinta Soomaaliya 21kii sanadood ee la soo dhaafay.

Waxaa kale oo doodda ka qaybgalaya Ra'iisul Wasaarihii hore Prof. Cali Khaliif Gallayr oo isna u taagan xilka Guddoomiyennimada baarlamaanka.

Doodda oo dheer halkan hoose ka dhagayso.