Gudoomiyaha cusub ee baarlamaanka soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmana Jawaari ayaa ugu baaqay maamulka Puntland inay ku kalsoonaadaan natiijada doorashada madaxwyenenimada Soomaaliya. Waxa uu sheegay in doorashadu ay u dhacayso si xallaal ah, laguna kalsoonaado codka baarlamaanka oo matalaya shacabka Soomaaliyeed. Hadalkan waxa uu ka sheegay shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Muqdishu.
Hoos ka dhagayso warbixinta
Hoos ka dhagayso warbixinta
Embed
share
Mogareport
by VOA
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
0:00
0:05:03
0:00
Direct link