Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalia: Mowliidka Oo Maalin Qaran Noqonaya


Guddoomiye Jawaari
Guddoomiye Jawaari

Hadalkan waxaa maanta ku dhawaaqay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Cismaan Jawaari.

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in maalinta dhalashada Nabi Muxamaed NNKH loo aqoonsaday inay tahay maalin qaran oo ka mid ah maalmaha ciiddaha Soomaaliya.

Hadalkan waxaa maanta ku dhawaaqay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Cismaan Jawaari oo isaga iyo xubno kale oo dowladda ka trisan ay ka qeybgaleen munaasabad lagu xusayay dhalashada Nabi Muxamed NNKH.

Guddoomiye Jawaari, ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay si aad ah u weyneeyaan maalinka qiimaha badan u leh muslimiinta caalamka.

Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo dirtay Seynab Abuukar, oo marka hore ku billaabeysa xuskii dhalashada Suubanaha NNKH ee maanta lagu qabtay Muqdisho, oo uu Jawaari ka qeyb galay.

Somalia oo mowliidka ka dhigtay maalin qaran
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:11 0:00

XS
SM
MD
LG