Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalia Oo Codsi Ka Jeedisay Shirka Geneva


Maxamed Cumar Carte
Maxamed Cumar Carte

Shirka Geneva ayaa looga hadlayay sidii yabooh loogu samayn lahaa arrimaha bani’aadannimada ee dalalka ay dhibaatooyinka ka jiraan.

Waxaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland lagu soo geba gebeeyay shir looga hadlayay sidii yabooh loogu samayn lahaa arrimaha bani’aadannimada ee dalalka ay dhibaatooyinka xoogan wali ka jiraan.

Shirkaasi oo ay ka qayb galayeen xubno ka socda QM iyo madax ka socotay dawladaha caalamka, ayaa waxaa hadal ka jeediyay ra’iisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte.

Maxamed Cumar Carte ayaa waxa uu shirkaasi uu ka sheegay in Soomaaliya wali ay u baahan tahay kaalmo, kana dalbaday caalamka in la taageero.

Wariyaha VOA ee London, Ridwaan Xaaji Cabdi Weli ayaa khadka taleefonka kula xiriiray ra’iisul Wasaare ku xigeenka kana wareystay shirkii Geneva.

Wareysi: Maxamed Cumar Carte
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:26 0:00

XS
SM
MD
LG