Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Daacish-ta Soomaaliya Oo Taageero Helaya


A 2.4 kg chicken is pictured next to 14,600,000 bolivars, its price and the equivalent of $2.22, at a mini-market in Caracas, Venezuela August 16, 2018.
A 2.4 kg chicken is pictured next to 14,600,000 bolivars, its price and the equivalent of $2.22, at a mini-market in Caracas, Venezuela August 16, 2018.

Sarkaal sare oo dhinaca sirdoonka ah ayaa sheegay in tirada garabka mintidiinta ah ee ku biiray Daacish ay kusii kordhayso Soomaaliya.

Dawladda Soomaaliya ayaa toddobaadkan sheegtay inay burburisay xarun ay mintidiin ka tirsan ururka Daacish ay ku tababarayeen oo ku taalla nawaaxiga Jannaale ee Gobolka Shabeellda Hoose.

Dhinaca kalena, agaasimihii hore ee Sirdoonka Puntland ayaa ka digay khatarta ka iman karta in ururka Daacish uu ku fido Soomaalya.

Cabdi Xasan Xuseen "Cabdi Yare", ayaa sheegay in kooxda sheegatay inay ku biireen ISIS ee ku dhuumanaya buuraha Bariga Puntland ay taageero ka heleen ururka ISIS isla markaana ay dhalinyaro qorteen.

Haaruun Macruuf ayaa khadka telefoonka kula xiriiray Agaasimihii hore ee sirdoonka Puntland Cabdi Xasan Xuseen “Cabdi Yare”.

Waraysiga oo dhammaystiran hoos ka dhagayso.

PIA
please wait
Embed
PIA
by VOA

No media source currently available

0:00 0:27:30 0:00

XS
SM
MD
LG