Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda: Waxan Dhisaynaa Ciidan Dhan 28,000


Ciidanka dowladda
Ciidanka dowladda

Sii-Hayaha Wasiirka Gaashaandhigga ee Soomaaliya Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan ayaa sheegay in dhammaadka bisha Janaayo ee soo socota la qaban doono shirweyne qaran oo loga arrinsanayo midaynta iyo iksu dhaf-ka ciidanka qaranka Soomaaliya.

Wasiirka oo waraysi siiyey idaacada VOA xilli uu booqasho ku joogay magaalada Tiyeglow ee Gobolka Bakool ayuu sheegay in dawladdu ay doonayso inay dhisto ciidan ku dhow ilaa 28 kun oo askari .

Waraysiga wasiirka oo uu la yeeshay Haaruun Macruuf hoos ka dhagayso.

Dhageyso wasiirka wareysiga wasiirka difaaca
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:09 0:00

XS
SM
MD
LG