Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xuska Weerarkii Dhismayaasha Garsoorka


Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabadda lagu xusayey weerarkaasi.

Munaasabadda baroor-diiqda ah ayaa ka dhacday Xarunta Garsoorka Soomaaliya waxaana ka qaybgalay mas’uuliyin uu ka midyahay Guddoomiyaha Maxkamadda sare, Wasiirka Garsoorka iyo madax kale.

Weerarka dhacay sannadkii hore oo ay ururka al-Shabab sheegteen mas'uuliyaddiisa ayaa waxaa ku dhintay ku dhowaad 30 qof oo iskugu jiray gar-yaqaano, garsoorayaal, ciidan iyo dad rayid ah oo maxkamadda u yimid dacwooyin u xaraysnaa.

Warbixin uu soo diray weriyahayaga Muqdishu Mukhtaar Maxamed Catoosh hoos ka dhagayso.
please wait
Embed
Mourn
by VOA

No media source currently available

0:00 0:04:39 0:00
XS
SM
MD
LG