Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya diyaar ma u tahay Federaal?


Baarlamaanka
Baarlamaanka
Dhowr bilood ayaa kasoo wareegtay markii dawladda Soomaaliya ay qaboojisay xiisaddii ka taagnayd magaalada Kismaayo kadib khilaafka ka dhashay maamul u samaynta oo qayb ah nidaamka hirgelinta Federaalka oo ku qoran dastuurka Soomaaliya.

Bilihii ugu dmabeeyeyna shir ayaa ka socday magaalada Baydhaba kaasi oo maamul la soo jeediyey in mamaul loogu sameeyo klix gobol, hase yeeshee waxa aka garab furmay shir kale oo dadka ka qaybgalaya ay doonayana maamul ku eg saddex gobol.

Xiisadda ka dhalatay shirarka iska soo horjeeda ayaa wei taagan isla markaana isku rogi karta mid daba-dheraata oo saamaysa fidinta awoodda dawladda. Haddaba Soomaalidu diyaar ma u tahay nidaamka Federaalka? Waa mwoduuca barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka oo uu inoo soo diyaariyey Haaruun Macruuf.

Hoos ka dhagayso barnaamijka

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:38:45 0:00
XS
SM
MD
LG