Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dawladda oo Gargaar Dirtay


Golaha Wasiirrada ee Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdishu ayaa looga hadlay hawlagallada ay dawladdu wado ee dhinaca milatariga iyo sidii gurmad loo gaadhsiin lahaa dadka baahan.

Dawladda ayaa sheegtay in raashin gargaar ah loo diray magaalada Qoryooley oo laba toddobaad ka hor laga qabsaday ururka al-Shabab.

Dhinaca kela waxaa dawladdu ay gargaar u dirtay magaalooyinka Baydhaba iyo Buurhakaba oo ay kusoo qaxeen dad ay dagaalladu soo barakiciyeen.

Hoos ka dhagaysi warbixinta Seynab Abuukar
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:15 0:00
XS
SM
MD
LG