Saturday, May 18, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 12:10

War

Shirkii Muqdisho oo Maalintiisii Labaad Galay

Qiyaasta qoraalka - +

Shirkii Golaha Ansixinta Dastuurka ee shalay Muqdisho ka furmay ayaa maanta ergooyinka loo qeybiyey nuqulka Dastuurka si ay u akhriyaan.

Shirkani waxa uu socon doonaa sagaal maalmood, iyada oo ugu dambeyntana la filayo in dastuurka lagu ansixiyo.

Wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso

Madashan waa la xiray
faallooyinka
     
Qeybtan faallo kuma jirto. Adigu bilow inaad faallo halkan ku qortid