Sunday, May 19, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 11:21

War

Shirkii Bangiga Horumarinta Afrika ee Tanzania

C/rashiid Dahabshiil
C/rashiid Dahabshiil

Maqal iyo Muuqaal

Codadka
Qiyaasta qoraalka - +

Magaalada Arusha ee dalka Tanzania waxaa lagu soo afjaray shirkii sannadlaha ahaa ee Bangiga Horumarinta Qaaradda Afrika.

Shirkan ayaa looga hadlay barnaamijyada horumarineed ee bangigu ka wado dalalka qaaradda Afrika iyo sidii loo balaarin lahaa.

C/rashiid Dahabshiil, madaxa Shirkadda Dahabshil ayaa ka mid ahaa xubno lagu casuumay oo ka socday shirkadda gaarka loo leeyahay ee qaaradda ka shaqeeya.

Qeybta hoose ee qoraalkan ka dhageyso C/rashiid Dahabshiil oo VOA uga warramaya waxyaabihii shirka looga hadlay.

Madashan waa la xiray
faallooyinka
     
Qeybtan faallo kuma jirto. Adigu bilow inaad faallo halkan ku qortid