Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirkii Ansixinta Dastuurka oo Furmay


People run for cover as police converge to the site of a shooting on Capitol Hill in Washington, Oct. 3, 2013.
People run for cover as police converge to the site of a shooting on Capitol Hill in Washington, Oct. 3, 2013.

Shirkii ansixinta dastuurka cusub ayaa ka furmay xarunta Iskool Boliisiya ee magaalada Muqdisho.

Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalya 825 ergoooyinka loo igmaday howsha ansixinta dastuurka qabya qoraalka iyo marti sharaf kale oo ay ku jiraan saxiixayaasha qorshaha ka gudbidda ku meel gaarnimada Somalia iyo siyaasiyiin kale.

Sida uu sheegay wasiirka Dastuurka iyo arimaha dib u heshiisiinta dowladda Somalia C/raxmaan Xoosh Jibriil shirku waxa uu socon doonaa muddo sagaal maalmood ah.

Wasiirku waxa uu intaasi ku daray in 95% ergadii ka qeybgali laheyd shirka ay xarunta ku suganyihiin, isla markaana ay bilaabatay diwaangelinta ergada goor hore oo saakay.

Warbixin faahfaahsan oo shirkaasi ku saabsan, falanqeyn iyo doodeena gaaban oo isla arrimaha ansixinta dastuurka ku saabsan ka dhageyso halka hoose ee qoraalka.

XS
SM
MD
LG