Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa Xiisadaha Siyaasadeed Keena?


Somali MPs raise their hands during session to impeach Prime Minister Abdi Farah Shirdon, in Mogadishu, Somalia, Dec. 2, 2013.
Somali MPs raise their hands during session to impeach Prime Minister Abdi Farah Shirdon, in Mogadishu, Somalia, Dec. 2, 2013.

Murannadan siyaasadeed ayaan ahayn wax ku cusub Soomaaliya, waxaana ay dhaceen marar badan.Su’aashuse waxay tahay maxaa ugu wacan?

Xiisad siyaasadeed oo cusub ayaa soo food saartay dawladda Soomaaliya kadib markii dhowaan ay xildhibaanno ka badan 90 ay gudbiyeen mooshin ka dhan ah madaxweyne Xasan Sheekh.

Madaxweynaha ayaa ku gacan seeray mooshinka, waxaana uu sheegay inaysan Soomaaliya awoodin qalalaase kale oo siyaasadeed. Waxaa sidaas oo kale mooshinka uga horyimid wakiilka QM ee Soomaaliya Nicholas Kay.

Murannadan siyaasadeed ayaan ahayn wax ku cusub Soomaaliya, waxaana ay dhaceen marar badan.Su’aashuse waxay tahay maxaa ugu wacan. Waxaa warbixin ka diyaariyey, soona jeeidnaya Xuseen Barre Aadan.

Degenaansho La'aanta Siyaasadeed
please wait

No media source currently available

0:00 0:11:29 0:00

XS
SM
MD
LG