Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Raad Raac HIV/AIDS Iyo Qaaradda Africa


Magaaladan Washington waxaa ka socda shir caamai ah oo looga hadlayo cudurka AIDska oo ay ka qeybgalayaan dad kor u dhaafaya 20, 000 oo qof oo isu jira baarayaal caafimaad, dad la dagaalanka cudurka u ololeeya dhaqaatiir iyo hogaamiyeyaal caan ah.

VOAda laanta Afka Somaliga ayaa beryahan baahineysa wararka la xiriira Aidska.

halka hoose ee qoraalka waxaad ka dhageysataan, warbixin ku saabsan, taariikh cudurka AIDSka iyo sidii uu ku soo bilowday Qaaradda Africa, waxaa kaloo warbixinta ku xiga wareysi aan la yeelanay qof la nool cudurka oo Somalia ku sugan.

XS
SM
MD
LG