Tuesday, May 21, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 12:25

War

Qarax ka Dhacay Magaalada Nairobi

Qiyaasta qoraalka - +

Wararka ka imanaya magaalada Nairobi ayaa sheegaya in goor dhawayd uu qarax ka dhacay wadada Moi ee bartamaha magaaladaasi.

Qaraxan ayaa la sheegay inuu ahaa banbaano lagu tuuray goob ganacsi oo ku taalla wadada Moi.

Ugu yaraan hal qof ayaa lla sheegay inuu ku dhintay qaraxa, iyadoo ku dhawaad 30-kalena uu dhaawac ka soo gaadhay.

Ilaa hadda lama oga cidda qaraxaasi ka danbeysa.

Madashan waa la xiray
faallooyinka
     
Qeybtan faallo kuma jirto. Adigu bilow inaad faallo halkan ku qortid