Sunday, May 19, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 03:01

War / Soomaaliya

Puntland oo Masaafurinaysa 3 Kenya u Dhasahay

Qiyaasta qoraalka - +

Saddexdan ruux ayaa lagu eedeeyey inay ka been sheegeen xirfadooda, iyaga oo ku shaqeynayey xirfadda caafimaadka.


Wasaaradda Caafimaadka ee Puntland ayaa sidoo kale ku wargalisay dhamaan shaqaalaha caafimaadka ee ajnabiga ah, gaar ahaan kuwa ka shaqeeya goobaha gaarka loo leeyahay in ay toddoba maalmood gudahooda isku soo diiwaan galiyaan.

Warbixin faahfaahsan oo arrintaas la xiriirta hoosta ka dhageyso.
 

Madashan waa la xiray
faallooyinka
     
Qeybtan faallo kuma jirto. Adigu bilow inaad faallo halkan ku qortid