Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Natiijada Imtixaanada Dugisyada Somaliland


Arday u fadhisa imtixaanaad
Arday u fadhisa imtixaanaad

Somaliland ayaa maanta shaacisay natiijada imtixaanaadka guud ee ardayda dugsiyada sare iyo hoose dhexe oo ay sanadkan u fadhiisteen arday kor u dhaafaysa 9300 oo arday.

Somaliland ayaa maanta shaacisay natiijada imtixaanaadka guud ee ardayda dugsiyada sare iyo hoose dhexe oo ay sanadkan u fadhiisteen arday kor u dhaafaysa 9300 oo arday.

Guddoomiyaha imtixaanaadka Somaliland Daa’uud Axmed Faarax oo wariyaha VOA ee Hargeysa u waramay ayaa sheegay in sandkan heerka ardayda uu ka fiicanaa sidii hore marka la bar bar dhigo sanadihii hore.

Hoos ka dhageyso wareysiga.

Imtixaanada Somaliland
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:00 0:00

XS
SM
MD
LG