Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muhaajiriin Weli Ku Qul-Qulaya Talyaaniga


Migrants
Migrants

Dad badan oo muhaajiriin iyo qaxooti ah ayaa ka gudbaya xeebaha dalka Libya, iyaga oo beegsanaya dalka Talyaaniga oo marka dambena ay Yurubta kale uga sii gudbayaan.

Qulqulka tahriibka ayaa socday muddo balse sida muuqata sanadkan waxaa aad u badan dadka ka tagaya bariga dhexe iyo Afrika ee doonaya inay nolol cusub ka abuurtaan Yurub.

Maxamed Cabdi Sandhere ayaa wariyeheena Cabdicasiis Xuseen Cusmaan oo hadda ku sugan magaalada Kataanaya ee koonfurta Talyaaniga weydiiyey xaaladihii ugu dambeeyey.

Muhaajiriinta Yurub
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:01 0:00

XS
SM
MD
LG