Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Mooshinka iyo Baaqa Caalamka


Xildhibaanno mooshin ka keenay madaxweynaha
Xildhibaanno mooshin ka keenay madaxweynaha

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay baarlamanka Soomaaliya oo saddex sano ay u buuxsantay iyo xiisadda siyaasadeed ee ka dhalatay mooshinka.

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay baarlamanka Soomaaliya oo saddex sano ay u buuxsantay iyo xiisadda siyaasadeed ee ka dhalatay mooshinka xildhibaannada qaar ay ka gudbiyeen madaxweyne Xasan Sheekh, ayaga oo sidoo kalena diiday baaqii bulshada caalamka ee ahaa in la joojiyo mooshinka.

Waxaa soo jeedinaya Cabdi Casiis Xuseen.

Faaqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:34:33 0:00

XS
SM
MD
LG