Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax Ka Dhacay Muqdishu


Weerarkan ayaa la sheegay in loo adeegsaday qarax lagu xiray babauur ay socdeen laba qof.

Mid ka mid ah labada qof oo dumar ah ayaa la sheegay inay geeriyootay, mid kalena uu si xun u dhaawacmay.

Baabuurka aya ala sheegay inuu u socday dhinaca KM-4 markii uu qaraxu dhacay.

Weerarada ayaa dhowaanahan kusoo badanayey mmagaallada Muqdishu kuwaasi oo iskugu jira walaxaha qarxa oo baabuurta lagu xiro iyo toogasho ay sameeyaan dablay saaran baabuurta oo kadibna baxsada.

XS
SM
MD
LG