Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa Kasoo Bixi Kara Shirka Madasha Qaran?


Shirka Madasha
Shirka Madasha

Prof. Xuseen Warsame oo bare ka ah Jaamacadda Calgary ee dalka Canada, ayaa ka hadlaya sida ay la tahay in shirka uu ku dhammaan doono.

Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, waxaa weli ku shirsan madaxda dawladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada.

Qeybaha shiraya ayaanan wali go’aan ka gaarin habka lagu saleynayo soo xulista xubnaha cusub ee golayaasha sharci dejinta ee dalka uu yeelanayo.

Waxaa weli la isku hayaa in doorashada lagu saleeyo hab deegaan ama in mar kale wax lagu soo xulo nidaamka qabiilka ee loo yaqaan 4.5.

Maxaa xigi kara haddii dhinacyada Soomaalida ay haddana go’aan ku gaari waayaan?, maxaana natiijo ah oo ka dhalan kara shirkan, Su’aalahaas iyo kuwo kale ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu weydiiyey Prof. Xuseen Warsame oo bare ka ah Jaamacadda Calgary ee dalka Canada.

Maxaa kasoo bixi kara shirka madasha?
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:55 0:00


XS
SM
MD
LG