Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa Diidan Soo Wareejinta Hawada?


Xildhibaan Cabdirashiid Cabdillaahi oo ah guddoomiyaha guddiga gaadiidka hawada Soomaaliya iyo Kabtan Cumar Sheekh oo ka mid ah saraakiisha waaxda duulimaadyada rayidka ah Soomaaliya, ayaa arrintan faaqidi doona.

Maalmahan waxa la hadal hayay in maamulkii hawada Soomaaliya oo muddo labaatan sano ka badan ka baxsanaa gacanta Soomaalida dib loogu soo wareejinaayo Soomaalida.

Waxaa jirtay in muddooyin hore loo qabtay in maamulka hawada Soomaaliya loo gacan gelin doono Soomaalida ay dib u dhacyo ku yimaadeen. Haddaba waa maxay sababta dib u dhacyadaasi keena?

Jamal Axmed Cismaan, ayaa su’aalahani dhex dhigay islamarkaasina ay faaqidi doonaan xildhibaan Cabdirashiid Cabdillaahi Maxamed, oo ah guddoomiyaha guddiga gaadiidka hawada dowladda Soomaaliya iyo Kabtan Cumar Sheekh oo ka mid ah saraakiisha waaxda duulimaadyada rayidka ah ee dowladda Soomaaliya.

Dood: Maamulka Hawada
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:08:38 0:00

XS
SM
MD
LG