Friday, May 24, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 19:38

War / Soomaaliya

Martida iyo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle

x
Qiyaasta qoraalka - +
Abdulaziz Osman
Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa toddobaadkan marti ku ah madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle.
Madaxweyne Geelle wuxuu barnaamijkan kaga hadlayaa xaaladda siyaasadeed ee dalka Soomaaliya, gaar ahaan qorshaha xilliga kala guurka, doorashada madaxtinimada, doorka Djibouti iyo IGAD ee Soomaaliya.

Barnaamijka oo buuxa qeybta hoose ka dhageyso.