Thursday, June 20, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 14:33

War

Martida: General Maxamed Cali Samatar

Barnaamijka Martida ee maanta waxa marti ku ah General Maxamed Cali Samatar iyo mid ka mid ah dadkii dacwadda ku soo oogay

Qiyaasta qoraalka - +

Barnaamijka Martida ee maanta waxa marti ku ah General Maxamed Cali Samatar iyo mid ka mid ah dadkii dacwadda ku soo oogay.

Dacwaddan oo ah mid madani ah ayaa Gen. Maxamed C. Samatar sheegay in wax dambi ah aanu galin, dadka dacweeyeyna ay lacag doon yihiin. Hase yeeshee dadkii dacwadda ku soo oogey ayaa sheegaya in dacwaddan madaniga ahi ay gundhig u tahay sidii ay dacwad dambiilenimo ugu soo oogi lahaayeen Maxamed C. Samatar.

Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

Madashan waa la xiray
faallooyinka
     
Qeybtan faallo kuma jirto. Adigu bilow inaad faallo halkan ku qortid

Daawo Weerarkii UNDP

Loading
12:00:00 / -:--:--