Sunday, May 19, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 05:31

War

Martida: Dr.C/nuur Sh. Maxamed

Qiyaasta qoraalka - +

Barnaamijka oo lagu lafa gurayo digniino ay Qaramada Midoobay, Maraykanka, Midowga Africa, iyo IGAD ay u soo jeediyeen cid kasta oo ka hor timaadda qorshaha ka gudbidda xilliga ku meel gaarnimada Soomaaliya iyo ansixinta dastuurka.

Barnaamijka waxaa marti ku ah Dr. C/nuur Sheekh Maxamed, wasiirkii hore ee waxbarashada Soomaaliya, haatanna ka tirsan waaxda waxbarashada gobolka Ohio ee dalka Maraykanka.

Barnaamijka oo maqal ah halka hoose ka dhageyso.

Madashan waa la xiray
faallooyinka
     
Qeybtan faallo kuma jirto. Adigu bilow inaad faallo halkan ku qortid