Saturday, May 18, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 11:11

War

Martida: C/laahi Shuceyb

Qiyaasta qoraalka - +
Maxamud Mascadde

Madaxweyneynaha dalka Masar, Maxamed Mursi ayaa maanta loo dhaariyayxilka madaxweyne-nimada dalkaasi. Madaxweynaha cusub ayaa ballan qaadaya inuu mustaqbal wanaagsan u keenayo Masar, isagoo sheegay in in waddanku uu ugu dambeyntii iska laabay boggii maamulka milatariga.

Haddaba guushaan uu gaaray Maxamed Mursi maxay kaga dhigan tahay daka Masar, maxayse tahay siyaasadda laga filayo inuu kula macaamilo waddamada caalamka, gaar ahaan dalalka reer galbeedka. Waxaa su'aalahaasi oo dhan ka jawaabaya C/laahi Shuceyb oo ka tirsan Jaamacadda Carabta.

Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso qaybta hoose.

Madashan waa la xiray
faallooyinka
     
Qeybtan faallo kuma jirto. Adigu bilow inaad faallo halkan ku qortid