Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Khilaafka Madaxda Ururka Al-Islaax


Khilaaf ayaa soo kala dhex-galay ururka Al-Islaah oo ka mid ah urur diimeedyada waaweyn ee Somalia. Bayaan ka soo baxay guddiga fulinta ee ururka ayaa lagu sheegay in xilkii laga qaaday madax ka tirsan al-Islah oo u ka mid yahay guddoomiyaha al-Islah, Dr. Cali Bashi Cumar Rooraaye, hasse yeeshee bayaankaasi waxaa gaashaanka ku dhuftay guddoomiye Cali Baashe, oo sheegay in hadalkaasi uu ka soo baxay qof shaqsi ah. Warbixinta qilaafkaasi ku saabsan halka hoose ee qoraalka ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG