Isku xirrada

War Deg-Deg ah

John Kerry oo VOA Uga Warramay Heshiiskii Iiraan


John Kerry
John Kerry

Xoghayaha Arrimaha Dibada Mareykanka John Kerry ayaa u sheegey VOA-da in fulinta heshiiska caalamiga ah ee Nukliyeerka Iran uu caalamka u horseedayo nabada, sare u qaadaya heerka nolosha dadka reer Iran, isla markaana furaya fursado xoog leh oo dhex mara Mareykanka iyo Iran.

Xoghaye Kerry waxa uu door hogaamineed ka qaadanayey dadaalka maamulka Obama ay ku doonayaan in ay ku helaan taageerada xubnaha Congresska.

Heshiiskan Niyuukleerka ee Iraan waxaa soo dhoweeyey Madaxweynaha Barack Obama iyo inta badan xubnaha xisbiga dimqoraadiga, waxaase dhinaca kale cambaarayn uga timid dhinaca Jamhuuriga.

Wariyaha VOA-da Richard Green ayaa warbixintan inoo diyaariyey, Falastin Ahmed Iman ayaana soo koobeysa.

John Kerry
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:38 0:00

XS
SM
MD
LG