Wednesday, September 03, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 05:06

War / Soomaaliya

Taariikhda Xarakooyinka Islaamka Soomaaliya

Taariikhda Ururrada IslaamkaTaariikhda Ururrada Islaamka
x
Taariikhda Ururrada Islaamka
Taariikhda Ururrada Islaamka
Muftiga weyn ee Soomalaiyeed Sheekh Maxamed Axmed Nuur “Gadhyare” ayaa idaacadda VOA uga warramay taraiikhda ururrada Islaamiga ah.

Qaybaha hore ee waraysiga waxa uu kaga hadlay aasaaskii xarakooyinka islaamiga ah sida Al-Nahda iyo Al-Islax iyo weliba kobaca Salafiyada.

Qaybaha dambena waxa uu ka hadlayaa waxyaabaha ugu waaweyn ee u qabsoomay Al-Islaax, Damul-Jadiid iyo Salafiyada hubaysan.

Waraysigan waxaa qaaday Haaruun Macruuf.