Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gudiga Xuduudaha Oo La Kulmay Arday


Gudiga Xaduudaha iyo Federaalka ee Madaxa banaan ayaa maanta kulamo wadatashi ah magaalada Muqdisho kula qaatay ardayda dhigata jaamacadaha magaalada ku yaal.

Weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa waraystay xoghaya guud ee guddiga Xaduudaha iyo Federaalka Liiban Cali Sahal, oo uu wax ka weydiiyey kulanka ay la qaateen ardayda.

XS
SM
MD
LG