Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Askari ku Dhintay Qarax ka Dhacay Galgala


Wararka ka imanaya buuralayda Galgala ee Puntland ayaa sheegaya in askari uu dhintay mid kalana dhaawac yahay kadib markii lala beegsaday qarax.

Qaraxan ayaa haleelay labada askari xilli ay u lugaynayeen dhinaca magaaada Boosaaso. Xilliga qaraxu dhacay ayaa la sheegay inuu buurta ka da'yey roob.

Kooxda Al-Shabab ayaa sheegatay mas'uuliyadda weerarka.

XS
SM
MD
LG