Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fallanqeyn: Xiisadda Muhaajiriinta Yurub


Waa sawirka wiilka kiciyey dareenka caalamka ee isagoo meyd ah laga soo qaaday xeebaha Turkiga
Waa sawirka wiilka kiciyey dareenka caalamka ee isagoo meyd ah laga soo qaaday xeebaha Turkiga

Yurub ayaa wali isku afgaran la’ sida wax looga qabanayo dhibaatada muhaajiriinta, balse waxaa dareenkooda soo jiitay sawirrada naxdinta leh ee qaxootiga halkaasi imanaya.

Yurub ayaa wali isku afgaran la’ sida wax looga qabanayo dhibaatada muhaajiriinta, balse waxaa dareenkooda soo jiitay sawirrada naxdinta leh ee qaxootiga halkaasi imanaya.

Sawirka sida gaarka ah Yurub u dareen kiciyey, ayaa ah sawir-ka wiilka yar ee saddex jirka ah ee Aylan Kurdi ee maydkiisa laga helay xeebaha Turkey, kadib markii baddu soo tuftay.

Wiilkaasi ayaa ka mid ahaa 13 qof oo badda ku dhintay markii dooni ay la dagtay.

Haddaba dareenka sawirkaas iyo waxa uu ka baddali karo aragtida muhaajiriinta ayaa Ridwan Xaaji Cabdi Weli waxa uu ka wareystay Jamaal Cusmaan oo ah saxafi ka tirsan taleefishinka Channel 4 ee UK.

Wareysi: Jamaal Cusmaan
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:09:32 0:00

XS
SM
MD
LG