Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda Toddobaadka: War-murtiyeedkii Addis Ababa


Barnaamijka faaqidaadda ee toddobaadkan waxan kaga hadlaynaa qodobadii kasoo baxay shirkii Soomaalida Addis Ababa uga socday.

Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkana waxa ka qeyb galaya: Fowzia Cabdulqaadir, Faysal Cabdi Roble, Maxamuud Guure, iyo Daahir Mire Jibriil.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG