Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Diyaarado Hawada Somalia Ciriiri Ku Haya


Warbixintii dhawaan ay soo saareen kooxda Qaramada Midoobay ee kormeerka cunaqabateynada Somalia iyo Eriteria ayaa lagu sheegay in howlgalada dayuuradaha aan cidina wadin ee Mareykanka ee Droneska loo yaqaan ay Qatar ku hayaan hawada Somalia, isla markaana ay qeyb ka yihiin jebinta cunaqabateynta hubka ee saareyd Somalia.

Arintan oo qabsatay canaawiinta qaar ka mid ah warbaahinta dunida, ayaa sheeko ay ka qortay Jariidadda the Washington Post.

Warbixintaasi oo aan idiin soo koobeyno halka hoose ee qorlaakeena ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG